Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Mareykanka oo ay xaalad adag ku qabsatay Nairobi

Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykaka Rex Tillerson ayaa baajiyay kulamadii la qorsheynayay inuu maanta oo Sabti ah ku qaato Nairobi, sababa la xiriira caafimaadkiisa oo liita. “Xoghayaha caafimaadkiisa ayaan wanaagsanayn kadib dhowr maalmood oo uu ku jiray shaqa adag oo la xirrirta arrimaha Kuuriyada Waqooyi”, ayaa lagu sheegay qoraal ay shaacisay waaxda arrimaha dibedda ee … Continue reading Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Mareykanka oo ay xaalad adag ku qabsatay Nairobi